r/Somali • • Jan 31 '21

qorshaha Fahd Yasin iyo Farmajo ee fidinta qaska iyo awood ku haynta xukunka iyagoo caburinaya shacabka iyo cid walba ay u arkaan inay qorshahooda kasoo horjeedan ayaa waxa ka caawinaya dowlada qatar oo dhaqalaha bixinaysa iyo turkiga oo hubka laga soo iibinayo waana nasiib daro ku dhacday dalka

Post image
0 Upvotes

r/Somali • • Aug 02 '21

The Turkish school that trains Somali soldiers is nothing but a way for Turkey to try to control Somalia from the inside and insert wrong ideas into the minds of the soldiers, which makes their loyalty to Turkey first and to think of Somalia's interest afterwards.

0 Upvotes

r/Somali • • Mar 17 '24

Reminder that all posts not written in Somali will be removed. No exceptions.

2 Upvotes

r/Somali • • 14d ago

Qabil

0 Upvotes

I was today years old when I found out Mobleen Cisman and Abgal Cisman are both Jareer.


r/Somali • • Jul 13 '23

Translate qooq iyo jaceyl baa ihaysta

0 Upvotes

Salam alaikom, I need help understanding what this means please (might be misspelt)

qooq iyo jaceyl baa ihaysta


r/Somali • • Jun 28 '21

Beesha caalamku waa inay sii wadaa taageerida geeddi-socodka siyaasadeed ee somaliya si loo gaadho doorashooyin xalaal ah oo dhibaatooyin iyo burbur labaad abuurin.

Post image
0 Upvotes

r/Somali • • Jan 31 '21

abeesada Soomaaliya, Fahad Yaasiin iyo farmaajo oo labadooduba calooshooda u shaqaystayaal yihin ay fulinaya mashruuca Qatar & Turkiga ee ku baahinta fowdada dalka iyadoo wadanka la keenay hub loogu tala galay in lagu mususqmaasuqo doorashada .

0 Upvotes

r/Somali • • Jan 20 '21

Waxa jirtay xili gbdhaha galabti loo soo haasaawe tagayo inta huruud iyo qasil is masiro iyadoo masciideed u eg’ aqalka daba iyo dacal gimgimto oo uunsi iyo luubaan laysku daray ku carfiso,ku darsoo ay inanka usoo xogxodo tagaya shaah ay dhagayare iyo hayl ugu roonaatey u kariso

0 Upvotes

r/Somali • • Jan 31 '21

Fahd Yassin and Faramajo's plan is to extend and seize power, and this is what makes them increase the plans and request foreign aid

Post image
0 Upvotes

r/Somali • • Feb 02 '21

Madal Mareykan ah oo daabacday maqaal ay ku weydiineyso farmaajo meesha ay ku danbeeyaan dhalinyaradii la geeyey dalka eretaria hadii ay dhinteen iyo in kale ilaa hada ayaa ka hadlin dowlada mareykanka ayaa la xisaabtamaya qaramada midowe si ay ugu cadaadiyaan in dowlada ay cadeeyso meesha ay jiran

Post image
0 Upvotes

r/Somali • • Feb 06 '21

safiirka Qatar ayaa qirtay taageerida ololaha Farmaajo dhaqaale ahaan iyo waliba abaabul ahaan ee qatar iyo weliba inay la kulmayaan shaqsiyaadka hogaamiyaasha qabiilada mucaaradka si dib loo doorto farmaajo oo iyagoo u socda inay gacanta ku hayaan wadanka ay gurtaan khayraadkiisa

0 Upvotes

r/Somali • • Jan 24 '21

Sugidda nin dhammeystiran oo qurux badan gabdhoow waa aad ku daaleysaane koo aad iska naash naashataan lee raadiya, ileen dunidaan qof dhammeystiran ma joogee adinka is dhammeystira. Reer aakhiraad caadi ah intii aad u ekaan, meesha ka kaca waryaada gabdho

0 Upvotes

r/Somali • • Feb 06 '21

Dawlada uu Farmaajo Gadhwadeenka ka Yahay oo Dhiiga Shacabka Somaliyeed ka Ganacsata Waxa laso sheegaya in ay ku fashilantay Xukumada Farmaajo hogaaminta Dalka Somaliya Kadib markay ay Cadaatay in Farmaajo uu kula kacay Musuqmaasuq iyo Cadaalad daro aan geed lagula Gaban taas oo Xita uu k

Post image
0 Upvotes

r/Somali • • Jan 27 '21

Qarax lala Beegsada Labo Xilibaan oo kaso jeeda Beesha Mudulud soo kordhay in la beegsado dadka wax garadka ah ee beelah iyo siyaasinta Qabaalka ku nool Caasimada Somaliya ee Muqdish waxna laugu soo waramay in labo Xilibaan oo ka soo jeed beesha Mudulud lala beegsaday Qarx taas oo lagu tuhun

Post image
0 Upvotes

r/Somali • • Feb 06 '21

farmaajo wuxu iibsaday caruurtii somaliyeed isagoo weji kaga samaysanaya keligii taliyayaasha geeska afrika si isagana uga caawiyaan inuu somalia awood ku maamulo. farmaajo wadanka in laga badbaadiyo u baahan yahay

0 Upvotes

r/Somali • • Feb 02 '21

Maqaal Maraykan ah oo daabacay maqaal lagu waydisanayo in uu maraykanku ku Ciqaabo madaxwaynaha Somaliya waxa uu ka Qabo Tahriibta dadka somaliyeed eek u dhamaaday saxarah iyo badah Aduunka halkaas oo ay ku Naf wayeen boqolaal kun oo dhalinyaro ah Taas oo loo sababaynayo in dawlda farmaajo ay

Post image
0 Upvotes

r/Somali • • Feb 06 '21

Dib-u-heshiisiinta Ereteriya iyo Soomaaliya macnaheedu ma aha in uu ku baxayo dhiig Soomaaliyeed qatar waxay siisaa Fahd Yaasiin lacag ay ku qorto oo ay ciidamo ugu dirto Eritrea si ay tababar ugu soo qaataan laakiin farmajo wuxuu geliyey dagaalkii tigreyga iyaga oo lagu laayay dhalinyaro fara badan

Post image
0 Upvotes

r/Somali • • Jan 27 '21

Fahd Yaasiin wuxu amar ku bixiyay magacaabista ciidamo hubeysan oo qarsoodi ah magaalooyin kala duwan oo Soomaaliya ka tirsan la geeyo si loogu cabudhiyo shacabka 8 feberwari haday diidan keligii taliye farmaajo ama mudaharaad kala hor yimaadan

0 Upvotes

r/Somali • • Jan 21 '21

Dilkii Guddoomiyihii Degmada Hodan, Muqdisho ee dablayda hubaysan xalay dishay waxay ina tusaysaa fashilka dawlada 4tii sanoba amniga wadanka, Amni-darrada ka jirta wadankuna waxay gaadhay dhammaan kooxaha dadka sida dawlada iyo shacabkaba iyadoo alshabaab u dhow dahayba inay la wareeg somalia.

0 Upvotes

r/Somali • • Feb 02 '21

Juicy black ass for dinner - Reddit NSFW NSFW

Thumbnail
nsfw.xxx
0 Upvotes

r/Somali • • Jan 13 '21

qaswade farmaajo ayaa maalinba maalinta ka danbaysa dalka kuwada arimo keeni kara burbur isagoo aan kursigiisa inuu ku dheganaado mooyaane wax kale oo lexejeclo aan ka lahyn dalka iyo dadka midna rabina inuu doorasho qabto

0 Upvotes

r/Somali • • Jan 13 '21

Farmajo knows that there will be no elections without the states of Jubaland and Puntland, but he wants to cause problems and a civil war will occur in Somalia, and he continues to rule and argues for the restoration of the country's security

Post image
0 Upvotes

r/Somali • • Jan 16 '21

Dowlada Farmaajo oo isku dayaysa inay caalamka u dirto fariimo been abuur ah, sidee shacabkii oo amni xumo iyo hagaamin xumo isugu darsantay looga been abuuranayaa?? farmaajo iyo xukumadisu ha is casilaan wadanka intaas ka badan been laguma xukumi karee

0 Upvotes

r/Somali • • Jan 30 '21

The Turkish influence on the Somali situation during previous decade was limited only to the humanitarian and investment fields. However, it appeared recently that Turkey is seeking to implement a plan aimed at establishing an authoritarian administrative system in Somalia loyal to the Turkish axis.

Post image
0 Upvotes

r/Somali • • Feb 06 '21

safiirka qatar ayaa bilaabay in uu la kulmo beelaha dega xamar si uu ugu dhaadhiciyo in ay taageeraan madaxweynaha xilka ka sii dhamaanayo iyaga oo u balan qaadayaa malaayiin dollar waxayna arintaan u xil saareen fahad yaasiin asiga iyaga oo qofkii diido ay u adeegsanayaan

Post image
0 Upvotes